Safarkayga adiga ayuu kugu dhamaan doona Macaanto

Tuesday, February 26, 20130 comments


Qaar dadka kamid ah waxaa ay dhahaan Jacayl wuxuu ku soo mara hal mar,qaar waxay dhahaan jacaylka laba jeer ayuu ku soo mara nolashada.

Laakiin aniga Xabiibti Jacaylkaaga waxaan dareema malaayiin waqti,markasta waan ku jaclaada waxaan arkaa macaanto in aan marba marka ka damabaysa aan ku sii jaclaanaayo.

Safarkayga waxaa uu ku dhamaan doona adiga ,Xayaati,Macaanto, dhib malahan sida aad u dareento Jacaylkayga laakiin aniga waan ku jaclaan doona ilaa qiyaamahayga.









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog