Maxaa kala socotaa wadamada cuna hilibka caruurta? Daawo Sawiro Ayagoo Cunaayo layaab

Wednesday, February 27, 20130 comments



Markii lasoo hadal qaado dad cunista waxaa durbaba kugu soo dhacayo mid akmid ah wadamada Asia , inkastoo wadamada Asia ay yihiin kuwa ku kala horeeyaan xagga dad cunitsta , hadaba waxaa jira wadan aad looga xiiseeyo hilibka bini Adamka siiba kuwa caruurta .

Dalka China waa wadanka ugu cunista badan hilibka Caruurta waana hilibka ugu qaalisan ee la isku marti qaado , hilibka qiimahiiisa ayaa kala ah mid kala heer duwan kan ugu qaalisan waa kan caruurta aan wali dhameeystirmin amaba dhicisoobay , iyadoo dadka qaar xiiseeya ay warqado iyo dicumention dalabkooda ah ay u gudbiyaan xarumaha hablaha ay ku umulaan .

Qaar ka tirsan dadka reer China ayaa aaminsan in hilibka caruurta uu ka macaan yahay hilibyada kale ee xoolaha , hilibka caruuurta ayay aamisan yihiin in uu ka ilaaiyo cuduro halka qaarna ay aaminsan yihiin in uu ka ilaaiyo duqnimada , sidoo kale caruurta aadka u yar yar ayaa inta badan la ilaalsadaa banaankana uma baxaan ,










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog