Liinta ayaa wajiga u leh wax tar weyn iyadoo ay awood u leedahay mideynta midibka muuqaalka wajiga , waxaana ku jira Vitimin C , iyadoo liinta muuqaalka wajiga ka yareeyso raadadka finanka wajiga ka soo baxa .
Hadaba ka hor tag wanaagsan ayay u tahay liinta muuqaalka wajigaada ee maalintii laba jeer ku daliig wajigaada oo sidaas sameey subixii iyo galabtii .
Sidoo kale waxaa lagula talinayaa in aad qaadato koob cabitaan liin laga sameeyay kuna dar hal qaando oo malab ah maalintii waxa ayna tani ka qeyb qaadaneysaa dhal-dhalaalka jirkaada oo dufanta ayay ka cirib tireysaaa.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
