Waxtarka Ansalaatada

Monday, February 4, 20130 comments

Ansalaataduwaxay ka mid tahay khudrada sideeda loo cuno wayse jiraan bulshooyin kariya ka dibna caba biyaheeda waa geed ku baxa cimilada kulul iyo tan qabowba inkastoo uu u baahan yahay biyo fara badan iyo dawayn joogtaa Waxtarka aansalaatada waxa ugu muhiimsan inay hodan ka tahay VITAMIN C dhakhaatiirtu waxay kula taliyaan dadka ka sheeganaya kolostarolka cholesterol inay badsadaan aansalaatada sidoo kale dadka hurdadu ku yar tahay aansalaatadu waa xoojiye xagga raganimada reer galbeedkuna waxay u yaqaanaan VIYAGRAHA dabiiciga ah natural viagra ugu dambayna waxay wadnaha iyo hab dhiska wareegga ka ilaalisaa cudurada halista ah











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog