Dooqo waa cajiib guurkune waa calaf
runtii arimo badan oo aan mudo layabana ayaa mar qura aniga iyo gabar
Somaliyeed is weydiinay tolow maxay tahay.
Habada su aasha aan is weydinay waxay
tahay why Ragga Somaliyeed ay ku dooqdeen
dumarka qurxoon?
Runtii waan is weydiyay bale hadalka
ayaan isla fanahay aniga iyo gabadhii yareed aan aan siweydinay suaasha aheed
ragga maxay ku jeclyiihin dumarka qurxoon.
Waxaan isku wafaqnay in qof wali uu doq leyahay qofkane dooqiisa oo
ka ciyaari karo. Ragga qaar ayaan su aalo weydiiyay ayeey igu tiri gabadhii aan
is weydiinay su aasha hore balse maxay
yiraahdeen.
Waxay aheen wiil badan balse mid
waliba waxuu shegtay naag qurxoon balse mid ka mid ah ayaa xigmadiisa iyo
cabirkiisa ku shegtay kuna yiri aniga waxan jeclahay haweyda diintale iyo
aqlaaqda suuban ee diinta islaamka.
Hadaba Raggow su aal why aad aad ku
jeclateen dumarka qurxoon?
Maxaa farqi ah ayaa u dhaxeya dumarka
oo idil hadii aad kala calmataan?
Haweyeeyda hadey ledahay lixdeeda
lixaad ay usoo dheertahay diinta
islaamka miyeeyna qurxaneen Raggow.
Halkaan ayaan uga baxay wabilaahi toqfiiq
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
