5 Nin Oo Sadax Kamid Ah ay Kasoo Jeedaan Wadanka Pakistaan Oo si xun Lagu Dilay Degaanka Mitchells Plain

Thursday, March 21, 20130 comments


Degaanka Mitchells Plain, Ee Magalada Cape Town xalay waxa ka dhacay fal fool xun kadib markii 5 nin oo Sadax kamid ah ay kasoo jeedaan dalka Pakistaan hal meel lagu dilay.

sida ay shaaciyeen warbaahinta dalka Koonfur Afrika 5 qof ee la dilay ayaa loogu galay guri ay daganaayeen kadib hal meel oo qur ah ayaa lagu qaarijiyay waxana dilka uu ka dhacay degaanka Mitchells Plain, saqdii dhexe ee xalay.

Meydadka Ragan oo ay rasaas ka muuqatay ayaa saakay laga helay guriga ay daganayeen iyado police-ka ay la waregeen maydadka loona qaday isbital ku yaala cape tow.

Kooxda Dilka geeystay ayaa ku hubeysan qoryo fud fud waxana marka ay dilka geysteen ay qaateen hanta talay guriga oo dhabarka danbe ku hayay guriga ay daganayeen.

Colonel Tembinkosi Kinana Oo Kamid Ah Saraakiisha Police-ka magalada cape town oo ka hadlay falkan foosha xun ayaa sheegay inay baarayaan kooxdii ka danbeysay waxana uu sheegay in hal qof oo la tuhunsanyahay inu lug ku laha falkaasi ay hada hayaan balse ay barayaan.

Falkan ayaa noqonaya kii ugu xuma ee sanadkan dhaca islamarkaane lagu bartimaameedsada dadka ajaanuibta ah ee ka shaqeysta dalkan waxana dilalka inta badan lo geysta soomaalida ganacsiyada ku leh koofur afrika.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog