Sheeko Qosol Badan Nin Hilible Ah Oo Naag Laqabo Damcay Maxaa Ka Raacay KkK?

Thursday, March 21, 20130 comments


Xariif Hilible ah baa Naag La Qabo Ka helay.

Maalinkasto Wuu Dhaqaaleeyaa Waxuuna Dhahaa Abaayo Shimee Is Arkeenaa.

Ayadana Ninkeeda Ay U Sheegtay Maalinti Dambe Waxaa Buuxsantay Gabadhii Musqushooda Ninkeeda baa Dhahay kii Hilib Laha Wali Maku Jecloo?

Haa ayay Dhahday, Soo Balami Guriga keen Marku kuu imaado ALbaabka Aan Soo Garaacaa kadib Mushqusha Gal Dheh ninkeyga Waaye, Sidi Ayay Sameysay.

Ninkeedi baa Dhahay Yaa Ku Jiro Mushqusha?

Naagtii baa tiri Ninkii Musqusha Qodaayey baa kujiro” sxbkaa sakeel, garwayne, badiil iyo baaldi horay musqusha u dhax yaalay uu qabsaday horay ayuu musqul qodoow kabilaabay cabsi darteed, iLeen Sir Naageed Lagama Sal Gaaree.

Galabtii markuu dhameeyay hawshiishi buu soo baxay gabadhii iyo ninkeedi oo qaxweynaayaan uu soo dhax maray isagoo uraayo, Gabadhii baa dhahday, “Aboowe hilible shimee is arkeenaa? Kulahaa Marki Musqushiina Buusanto Lee Is Arkeenaa.

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Hadii aad Ku Qosashay Comment & LIkE














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog