Aabe Sabab u noqday Geerida Lix Caruur ah uu dhalay kadib markii la sheegay in uusan Qubeesan mudo 12- Isbuuc ah

Friday, March 15, 20130 comments


Aabe lagu magacaabo Mick Philpott ayaa waxaa dusha laga saaray dab ka kacay guri ku yaalla Magaalada Derby ee dalka Ingiriiska kadib markii uu shaaciyay in uusan qubeysan 12 isbuuc sidaa darteedna dharkiisa laga helay Basiin.

Michael Philpott ayaa waxa uu xaqiijiyay in iska daa in uu isnadiifiyee xittaa in uusan wajiga dhaqan maalmahaasi gudohooda

Duqa caruurtiisu dabka ku dhamaadeen ayaa lashegay in xilli uu kujiray jikada uu dabku qabsaday dharkiisa oo wasaqdu ku gaamurtay isuna bedelay dhar basiin lagu shubay oo kale.

Mr Philpott, waxa uu intaa ku daray in uusan xitaa Surwaalka iska bedeli jirin 12-kaasi isbuuc

Shan caruur ah oo kamid ah ilmaha ku halaagsamay dabka aabadhood lagu edynayo innuu kadanbeeyay ayaa isla guriga ku dhintay halka cunuga lixaad oo ahaa kii ugu weynaa uu ku dhintay Isbitaal loo geyay daweyn.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog