Arnold Schwarzenegger oo dib ugu soo laabtay jilidda filmada 10 sano ka dib
Arnold oo caan ku ahaa filmida dagaalka (Action) ayaa maslaxa dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka maqnaa muddo 10 sanadood ah.
Terminator 3 ayuu ahaa filmkii ugu danbeeyay oo uu sameeyo sanadkii 2003 isagoo isla sanadkaas noqday duqii magaalada ee California wuxuuna ahaa muddo 8 sanadood ah.
Bishii Janaayo ee sanadkaan ayuu keenay Film action ah oo loogu magac daray The Last Stand.
Arnold Schwarzenegger ayaa filmida uu sameeyay sida aad ka ah loo jeclaa waxaa ka mid ah filmkii Commando ee uu sameeyay 1985 iyo Terminator 1,2 iyo 3, s
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com