Parineeti Chopra oo Styal ku dishay Actaro caan ka ah Dalka hindiya

Saturday, March 16, 20130 comments


Actarada da,da yar ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Parineeti Chopra ayaa noqtay Actarada ugu da,da yare ee ku guulaysata Abaalmarin ay siisay Shirkad gawaarida soo saarta oo xarun ku leh Dalka Hindiya .

Abaal marintaa ayaa ka danbaysay kadib markii tartan qiimayn ah lugu sameeyay Actarada Hawaynka ah ee bolloywoodka ka diiwaan gashan kuwaa oo Actaradaa ku soo baxday qiimayntaa Kaalinta koowaad .
  
Parineeti Chopra ayaa ah Actarad dhawaan soo wado Filim jacayl ah oo durba la dhigay qayba ka mid ah kaa oo lugu dhigay Dalka Indunisia waxaana ay ka mid tahay Actarada aadka looga jacayl yahay Dalka Hindiya .












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog