(Asad Film) Waa Filimkii Cusbaa oo Lawada Sugaayay Labo Wiil oo Yar Yar oo Walaalo Ah Ayaa Wacdaro Ka.. (Daawasho Wacan)

Saturday, March 9, 20130 comments




Labada Jilaa filinka Asad ee ah walaalaha da’da yar ee Soomaaliyeed ee lagu kala magacaabo Harun iyo Ali Mohamed ayaa filinkooda ASAD kaga qeybgalay abaalmarinta Oscars Academy award ee ah tan ugu weyn dunida,

Waxaana ay caruurtani ahaayeen qaxooti Soomaliyeed oo dalka South Africa ku nool laakiin jilay taariikhda saxda ah ee noloshoodii , oo ah mid ku saabsan xili ay kaluumeysan jireen balse laguq asbay inay noqdaan burcad badeed.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog