Daawo Hees Cusub Oo Jawaab U Ah Ay Soo Saartay Deeqo Bilan Heestii Ikraan Caraale Iyo Cabdi Qaboojiye Ay Ugu Xad Gudbeen Magaalada Muqdisho

Sunday, March 24, 20130 comments


Fanaanada codka macan ee Deeqo Bilan ayaa waxay soo saartay hees ay ku muuji neeso wanaaga iyo hor marka ka soconaayo magaalada muqdisho ee xaruunta dalka soomaaliya laga hogaamiyo.

Heestaan ayaa waxay meesha ka saresaa heesta ay dhawaan aflagaado ugu gesteen muqdisho qurux Ikraan caraale iyo cabdi qaboojiye oo iska maagay bulshada ku dhaqan muqdisho iyo magaalo madaxda qaranka dalka soomaaliya laga fiirsado.


Hestaan macanka badan oo ay ku dheehan tahay qaran nimada ruxii dhageestana qiiro badan ku abuur meeso dhuuxa ayey taawa neysaa heesta Deeqo Bilan u qaaday magaalada sharafta badan leh ee muqdisho cadeey xiligan ayaa waxay maresaa sidex heeso oo cusub oo ay u soo sareen fananiin soomaaliyeed oo u taagan difaacida qaranka soomaaliyeed gaar ahaan muqdisho.

Tani cadeen waxay u tahay sida muqdisho loo ilaasha naayo in aysan muqdisho aysan aheen magaalo dad aanan heesan in aanan aheen ayey muuji neysaa heesa haan iska soo dawa dhacaayo saacad saacad wax ka yar ayey fananiin cod macan muqdisho ugu soo sarayaan heeso difaac adag u ah Daawasho iyo ku raxeesasho wanaagsan heesta macan ee cusub muqdisho.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog