Nin u dhashay dalka Masar ayaa Ilhaah siiyay awood dheeri ah. Ninkaan ayaa rabi ku manaystay xoog saaid ah iyo dabeecado gaar ah.
Ninkaan ayaa lagu magacaabaa Sayid Maxamed Axmed, waxaa uu guursaday 28 jeer waxaana uu dhalay 35 caruur ah.
Ninkaan ayaa awoodo inuu biraha gacmihiisa ku jabiyo isagoo aan adeegsanayn waxa qalab ama alaad kale ah. Sayid Maxamed ayaa awooda ilaahay siiyay u adeegsada dhanka wanaaga. Ninkaan ayaa la sheegay inuu la awoodyahay fardaha.
Sayid Maxamed ayaa sheegay inuu Ilaah oogu mahad celiyo awoodaan dheeriga ah ee uu ku galadaysatay waxaana uu sheegay inuusan jeclayn inuu soo bandhigo oo dadka tusiyo awoodisa.
Sayid ayaa sheegay inuu awood u leeyahay inuu ijmaac oogu tago xaasaskiisa 15 jeer maalintii.
Arinka fajaca iyo layaabka leh ayaa ah ninkaan inuusan waligiisa seexan. Sayid ayaa sidoo kale dadka gacanta galin markay salaamayaan, sababta mar la waydiiyayna waxaa uu ku jawaabay inuu u turayo dadka oo haday gacanta galiyaan ay faroohoodu jajabayaan.
Halkaan Ka Daawo Adigaa Yaabi doonee
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com