DAAWO MUUQAAL:-Fanaanad Caan Ah:”15 Sano Ayaan Jeclahay Fanaanka Lagu Magacaabo ……!! QISO JACEYL

Wednesday, March 6, 20130 comments


Fanaanada Codka macaan ee farxiya rasta oo lagu marti qaaday barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee ka baxa Horn Cable Tv ayaa sheegtay in ay fanaan ka mid ah fanaaniinta soomaaliya ay u qaaday jaceyl, ayada oo ku sii dartay in ay jecleed in kabadan 14 sano.

Fanaaniinta Soomaaliya markii oo jaceyl galo waxaa lagu yaqanaa in ay hees u qadaan jaceylka haaya aawgiisa, farxiya rasta ayaa sheegtay inta oo jaceylka haayay ay qaaday dhoor hees oo markii ay qaadeyso ay iska ilimeyneyso.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog