Daawo Sawirada Ciidamada AMISOM oo xiliyada ee Dagaalada kanasanayaan isku mashquuliya ciyaarista Banooniga

Thursday, March 28, 20130 comments


Ciidamada AMISOM ee kusugan qeybo badan oo kamid ah Gobolada Dalka ayaa inta badan xiliyada ee dagaalada kanasanayaan waxa ee isku mada daaliyaan in ee kubad ciyaaraan iyo sidoo kale in ee filimaan ka daawadaan Cumputerada ee wataan iyo dhageesiga Muusiga.

Ciidamad AMISOM ayaana inta badan goobaha ee qabsadaan ama saldhigayda ka dhigtaan waxa ee ku dhax ciyaaraan kubada cagta si ay iskugu mada daaliyaan dagaalada iyo halista noloshooda soo wajihi karta.

Ciidamada AMISOM ee kusugan Gobolada Dalka ayaa hada ka nastay dagaaladii tira badnaa ee gali jireen iyagoona inta badan Al-shabaab kasaaray gobolada Dalka waxa eena bilaabeen in ee ka dhax galaan bulshada ku dhaqan goobaha ee joogaan gaar ahaan Caruurta Soomaaliyeed ee kubad la ciyaaraan.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog