Madaxweyna Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Fariin u diray Shacabweynaha Soomaaliyeed meel Walba ay joogaan.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Caalamka usoo jeestay Soomaaliya ayna Wax badan la Qaban karaan Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Ayaa Shacabka Soomaaliyeed ku Booriyay in ay Mar walba Sugin Gacansiinta Wadamada kale ee iyaga uun isku tashadaan, marka ay Dadka Soomaaliyeed isku Tashadaan ay sii Kordhayso gacansiinta Wadamada Caalamka ay Soomaaliya Gacan siinayaan.
Ugu Dambeentii Madaxweynaha ayaa Fariintiisa ka
Codsaday in xoogga la saaaro sidii loo hirgalin lahaa waxa Soomaalidu dhamaandeed isku raacsan yihiin oo ay ka midka tahay ka shaqeynta Nadabadda, Dowladnimada, iyo Federaalka IWM.
Halkaan Ka Daawo Madaxweyne Xasan oo fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed
Golaha Amaanka oo isku raacey in xanibaadda hubka Soomaaliya laga qaado
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com