Daawo Video: Sheekh caan ah oo muddo 20 daqiiqo isagoo nool qabri isku aasay.
Halkaan Ka Daawo Video-ga
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Muuqaalka Maanta aan idin soo gudbineeyna Waa muuqaal ka sheekeeynaya Sheekh caan ah oo Aduunka ka doortay in muddo 20 Daqiiqo ah uu iska qariyo asagoo codsaday in Qabriga lagu aaso muddo 20 daqiiqo ah.
Hadaba Aqristoow Daawo Sheekhaan caanka ah waxuu la ilmeynayaa in aduunka uusan qiima laheyn oo runta ay tahay guriga dhabta ah kan qabriga.
Halkaan Ka Daawo Video-ga
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com