Daneyste Ayaa Tahay Oo Naxariis Loo Sameyn Karin Hadiiba Marka Sariirta La Joogo Sidaan Tahay

Saturday, March 9, 20130 comments


Inta badan ragga waa ay gees maraan baashaalinta lama huraan ka u ah cayaarta sariirta newbanaadir.com ayaa kusiinaysa fikrad aad ku qancin karto macaantaadaa.

Haku fikirin kaliya in baashaalinta ugu horeeyso gacalisadaada ama galmo aad u sameysid aad ku haqabtirto, raggu intooda badan waxa ayna xog-ogaal u ahayn qaababka ay ugu samayn lahaayeen raaxo Buuxda .
  
Ninyahow waxa aad isku moodaa in aad raaxo macaan usameysaysay gacalisadaada adiga oo marka ay kuu axsaan sameysay dhabarka xijinayo hadaba taasi ma aha mid u wanaagsan macaantadaada.

Haweenka badankood uma sheegaan ragooda in aysan ka helin qaabkaan ,raggu na ma oga in raaxa sameyntu harsan tahay,hadaba newbanaadir.com ayaa kusiinaysaa qishkan aad raaxada ugu dhameystiri kareyso gacalisadaada.

hayeelin in aad kasii jeedsato marka aad ciyaarta sariirta lasameysid ama aad hurdo ladhacdo ogaaw in aad tahay dantiisa hele , haweenka qaar ayaa feker iska galo maxaa yeelay ma aysan kaa arkin naxariis.

U sameey qoor galin adiga oo xabadka gashanaya oo tusinaya qaabka ay kuugu hagar baxday adiga oo siinaya ilaa iyo shan daqiiqo. Salsalaaxis, iyo hadalo mahadcelin ah tani waa ay ugu raaxo macaan u tahay galmadii aad wada sameyseen.

Majirto howl la qabto oo aan gebo gebo lahayn, haddii aad ka tagtana waxii aad soo sameyneysay waxa ay ku dhamaadeen qancin la’aan , ee noqo ninyahow mid dhameystiray shaqadiisa .









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog