Fanaan Cusub oo Soo Saaray Hees Wadata Jiliin aan Hore Loogu Arag Fanka Soomaaliyeed+VEDIO

Thursday, March 14, 20130 comments

Fanaan Cusub oo Soo Saaray Hees Wadata Jiliin aan Hore Loogu Arag Fankan Soomaaliyeed +VEDIO 
  
Waa Hees Cusub oo La Magac Baxday ”MARWO” Waa Erayadii Abwaan Mustaf Hool aduun  Laxankii:- Dalmar yare Waxaa Musikada Macaan Raaciyay Barqad Arteh Codka Macaana Waxaa Nagu Soo Gaarsiin doona Alfanaan Mooka Yare.

Heesta Marwo Waxay Wadataa Jiliin si weyn Kuu Soo Jiidanaya Waxaana Aktarad ka ah Dhinaca Jiliinka Jiijo Cadey oo Qaab Jiliin keeda Taageerayaal badan Jiidatay.



















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog