Fannanada Xaawo oo ah Fananad Fanka
Ku cusub ayaa soo sartay muuqaalka heestedi Jidbo
Heestan ayaa leh muuqaal wanagsan ,
Arayo Macaan iyo labis qurux badan oo ay ku soo labisatay Fananada Xaawo Kiin,
Fanka Wadanka Ingiriiska ayaa wayahan danbe sara u kacay kadib markii ay
fananiintas ay soo bandhigeen Heeso cusub iyo Muuqaalo la yaab ah leh.
Horay waxaa muuqaalada Wanaagsan soo
bandhigi jiray Fanka North America oo ahaa fanka xaga muuqalada Qurxoon mid ku
horeeyay lakiin baryahaan danbe Fanka Uk ayaa asna yiri kama liito
Fanaanada Xaawo Kiin ayaa inta badan
soo saari jirin muuqaalo marka laga rabo Muuqaalo Tv-yada magaalada London ay u sameeyen.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com