Shacab Soomaaliyeed oo Caraysan Ayaa Fariimo Han Jabaad ah u Diray Fanaanadda Ikraan Maxamed Caraale
Saacadihii ugu Dambeeyay Ayaa Fariimo Hanjabaad ah Loo diray Fanaanadda Ikraan Caraale Kadib Markii Warbaahinta Baahsay Hees Lagu Aflaagdeynayay Magaalada Muqdisho Iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo Ay wada Jir u qaadeen Qaboojiye Iyo Ikraan Maxamed Caraale
”’Mobailka Fanaanadda Waxaa Marqura Ku soo dhacay Fariimo Qoraal ah oo ay Soo Direen Shacab Caraysan Isla Markaana Kor U Dhaafaya 8900 oo Fariimood oo Loogu Hanjabay Fanaanada In Ay dili doonaan Ama Ay Sharafteeda wax u dhimi doonaan Sida Kufsi Iyo wixii La Mid ah Sidoo kalena Barta inter netka oo ay Ku Leedahay Fanaanadda Ayaa Waxaa Sidoo kale Buux dhaafiyay Fariimahaasi Qaar ka Mid ah Shacab kaasi Ayaa Magaalo Qura Kula Nool Ikraan Caraale Aydoo Taasi ay Keeni Karto In Amaanka Fanaanadda Saacadaha Nagu Soo Food leh oo Ka sii daro Sida Uu Gubtanews.com u Xaqeejisay Haweynay aad ugu dhaw Fanaanadda
Fanaanadda Ikraan Caraale ayaa Waxaa Soo Foodsaartay Qal Qal Xoogan Iyo Cabsi Waxayna Durba Hawada Ka saartay Telefoonkeedii Gacanta.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com