Ayaan
Tromso ayaa waxey maalmahan ku sugneed dalka Soomaliland la magaacbaxay
qaasatan magaalada Hargeysa waxaana ayna
halkaasi kasoo qaaday heeso daggan oo jaceyl ah, kuwaasoo ay fanaanada ay kasii
daysay barnaamij ka baxayay barnaamij ka baxayay telefishinka Horn Cable ee
laga leeyahay halkaasi.
Heesahaan
ayaa waxaa ay kala yahiin 3 hees oo lala dhacay , oo ay fanaanada ku tuntay
jawi fadhi ah , xili ay wariye Nimco Sabriye wareysi siineysay , iyadoo ay
sidoo kale ka mid aheyd hees kaban aheyd .
Hadaba Newbanaadir.com ayaa usoo gudbinaya aqkhriyaashiisa heesahaan oo
muuqaal ah .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
