Fanaanka Qaboojiye oo Sheegay In Heesta uu Ku Caayay Madaxweynaha Dalka Looga soo Dhiibay Magaalada Hargeysa(Dhageyso)

Tuesday, March 19, 20130 comments


Fanaanka Qaboojiye oo Sheegay In Heesta uu Ku Caayay Madaxweynaha Dalka Looga soo Dhiibay Magaalada Hargeysa(Dhageyso)


Fanaanka Cabdi Qaboojiye oo Wareysi Bixiyay ayaa Sheegay In heesta Muranka Badan Dhalisay ay Wada qaadeen Asaga iyo Gabadha uu Abtiga u Yahay ee Ikraan Caraale Looga soo Dhiibay Magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland Waxaan uu sheegay Abwaanka Sameeyay In uu Sameeyay Xiligii La dooratay Madaxweynaha Dalka somalia Kaa oo ay Kasoo wareegtay Xilli aad u Fog oo Iminksa Sanas ay kusii dhow Dahay.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog