Fariimo Qalbi Dhaawacan: Xanuunka ugu xun ee nolosha waa goorta aad aragato jaceykaaga oo…….

Sunday, March 17, 20130 comments



Nafta waxaa haleeya ama waxa kaliya ee wasaqeeya waa is rumeynta la’aanta labada lamaane oo meesha kabaxda , hadii aad qof jeceshahay uu dib kuu jeclaanin , bal qiyaas in aad tahay xarafka E ee kalmada LOVE waa ay iska taagantahay kaliya oo ku dhawaaq malahan .

Ma jiro qof dunidan haysta qalbiga ugu cad / ugu wanaagsan maxaa yeelay ruux waliba qalbigiisa waxa uu leeyahay kaarka lagu shubo oo ay sameeyaan gacila , kolkii aadan ku shubin / macaanida kalgaceyl la qeybsanin ogoow waa uu maran yahay.
  
Ma aha kaliya goorta aan dib u eego dhamaan xasuustaada iyo waqtigii wanaagsanaa ee aanu wada laheen , waxa ay igu abuurtaa murugo; adiga waxba kuuma aha xasuusahaan laakiin aniga ayay ii tahay.

Xasuusnow xiriirka lamaane marwaliba , kolka aad uga tagaysid wax yar waa iska caadi in aad aad ku burburiso xiriirka laakiin waxa ka xanuun iyo bogsoon la‘aasho badan ruuxa aad ugu tagtay

Niyad jebi jaceylka qalbi aad igu abuurtay oob hadaba burburi nafsadayda iigana tag aniga oo ooyaya , wan kusii jeclaan doonaa , laakiin dib uma aqbali doono in aad I jaclaato .













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog