Ferguson: Waxaa dhici doonta ciyaartii maskaxda (United vs Real)

Saturday, March 2, 20130 comments


Tababaraha kooxda Red Devills Alex Ferguson ayaa sheegay in kulanka United iyo Madrid aan lagu kal badin doonin awooda labada koox balse lagu kala badin doono maskaxda isaga iyo Mou.

Fergie oo Asbuucaan daawaday kulankii Madrid iyo Barcelona ayaa sheegay in saaxibkiis Jose uu yahay nin yaqaana sida natiijada loo xajisto uuna sugayo Talaadada in ay maskax ku dagalamaan.

“Lagayabe in aad sugeyso in aan kuu sheego in labada dhinacba ay heystaan ciyaartooy waa weyn oo kulanka wax ku soo kordhin karta ama ka badali karta laakin waxaa jirta qaacido kale oo lagu kala adkaan karo .

“Tani waa ciyaartii maskaxda ma’ahan mid fudud ama uu qof kaligiis maamulan karo labada maskax ee aniga iyo Mourinho ayeyna ka dhalan kartaa natiijada ama go,aan ka gaari kara ciyaarta ayuu Ferguson usheegay The People .

Real Maddrid iyo United ayaa lugta labaad ee koobkan ku balansan habeenka Talaadada.








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog