Filim Lagu Jilay Xamar Waagii nabada Waxaana Jilay Cadaan Kasoo Jeedo Wadanka Italy (Waa Filim Lajilay Waagii Bada) + (Daawasho Wacan)
waa filim lagu magacaabo (iloumo)waxaana lagu jilay soomaaliya gaar ahaan magaalada xamar waxana jilaya dad cadan ah oo u dhashay dalka italiya waa waqtigii nabada eey jirtay waxadna ka dheehan kartaan qaabka iyo nolosha iyo isdhexgalka iyo quruxda magalada xamar
HADABA HOOS KA DAAWO MUUQALKA FILMIKA OO DHAMESTIRAN
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com