Hees cusub oo lagu muujinaayo in jaceylku uusan wax daawo ah laheyn "Daawo hees dareen xambaarsan

Sunday, March 3, 20130 comments



Shabakadda Warbaahinta ee gubtanews.com ayaa waxay idin soo bandhigeysaa hees cusub oo jaceyl ah, taasoo xambaarsan ereyo ku lamanaan dareen caashaq, iyadoo heestaan ay noqon doonto mid idin soo jiidata.

Heestaan oo la-magac baxday “Ma Daboobo Caashaqu” ayaa waxaa miraheeda  sameeyay Abwaan Cali Ibraahim Cabdi "Cali Qaraami", oo ka mid ah Abwaanada sida weyn leh looga garanaayo Deegaanada Somalida.

Laxanka heesta ayaa waxaa sameeyay Fanaanka Maxamed Saciid "BK", iyadoo  dhinaca muusikaduna uu ku fara yareystay Axmed Wali Ibraahim Furinle, waxaana ku wada luqeynaayo Fanaanka BK iyo hobolada codka macaan leh ee Sahra Axmed C/Laahi "Sahra Ileys", waana Farsamadii Maxamed Xasan Xuseen  "Digaalseyshan".

Ereyada cajiibka leh ee heestaan ku jira ayaa waxaa ka mid ah “Dad horaa wuxuu yiri ma-daboobo caashaqu, iska daana kuma taggo, dareenkaaga kama go'o, anna waan daliishaday."












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog