Daawo Fanaanka King Khalid oo Show Ku Qabtay Hargaysa

Sunday, March 3, 20130 comments



Fananaka King Khalid oo dhawaan safar ku maray Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa xaflad weyn ku qabtay magaalada Hargaysa,iyada oo ay ka soo qayb galayn kumanaan ruux

Fanaanka King Khaalid oo ah fanaan Cod gooni ah rabi uu siiyay ayaa dadka ku dhaqan magaalada hargaysa si fiican ugu raxeeyay.

Muuqaalkan ayaa marka dawato waxaa dareemaysa hormarka fanka ee yaalo magaalada hargaya oo lagu tilmaamo in ay tahay hoyga fanka Soomaaliya.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog