John Abraham: Mahaayo waqti aan ku guursado

Wednesday, March 27, 20130 comments



Waxa uu cadeeyay jilaaga Bollywoodka ee John Abraham inuusan waqti u heyn guur sanadkaan, isagoo sabab uga dhigay mashaariicdiisa oo sanadkaan faraha ka badatay, waxa uuna si cad u yiri waan rabaa inaan guursado laakiin ma ogi xiliga.

“Anigu waxaan ahay mashquul sanadkaan, waxaa i sugaya filinka ” Shootout At Wadala” iyo labo mashruuc oo kale, marka xaalku ma fiicna ayuu yiri John.

Xiddigaan ayaa bilowgi sanadkaan ka dhawaajiyay inuu guursa doono bartamaha sanadkaan 2013, laakiin mar kale ayuu ka dhawaajiyay ineysan suuro gal noqo doonin arintaas. 



















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog