Layaabka Aduunka : Sawir Bani`aadan Oo Caloosha Haweeney Uur Leh Ka Soo Muuqday (Daawo Sawiro)

Wednesday, March 27, 20130 comments





Haweeney Ingiriis ah oo uur leh ayaa ku dhacay jahwareer ka dib markii caloosheeda ay ku aragtay sawir muuqaal bani`aadan leh .

Sida wargeyska Miror sheegayo haweeenydaan ayaa caloosheeda ku sawiran yahay muuqaal waji bani`aadan kaasi oo laga dareemayo laba il , san iyo af .
  
Waxaana lala yeehay sawirkaas waxa uu u laabanayaa uur jifka caloosha haweeneydaas ku jira .













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog