Kaftan Jaceyl, Dhalinyarada Xaafada Miyeysan Ogeyn Inaan Jaceyl Isku Guursanay,

Saturday, March 9, 20130 comments


Kaftan Jaceyl, OMG Dhalinyarada Xaafada Miyeysan Ogeyn Inaan Jaceyl Isku Guursanay,

Jaceylka Aan U Qaba Gacalisadeyda Ma Ah Mid Qorma Ama Hadal Lagu Soo Koobi Karo,Wa Erayadii Uu Ku Bilaabay Haaruun,

Dhalanyarada Maanta Wan Ogahay Inay Darbiyada La Fadhiyaan Hadalao Xan Ah Oo Lid Ku Ah Labadii Iska Dhax Xulata Aadmiga,Iyago Ku Hadaqaya Haruun Iyo Gacalisadisa Ma Dhabta Jaceylka Ka Dhaxeya Mise Wa Mid Jilitaan Ah,Hadii Aan Kala Geyno Kawrama, Isku Ma Fiicna Labadan Ama Isku Ma Qalmaan Iyo Hadalo Kale Oo Cjaa,ib Ah Hadii Ay Awodaan Sahli Kara In Burbur Uu Ku Yimaada Jaceylkena ,

OMG, Hadaba Miyeysan Ogeeyn In Jaceylka Uu Wax Walba Ka Weynyahay Ayna Jirin Cid Na Kala Geyn Karta Ileen Kalsoonida Aan Isku Qabna Ayaa Maanta Heerkan Naso Gaarsiisay.

Qadra Oo Ah,Jaceylka Haruun Ayaa Ka Dhawajisay, Hadalkan Iyado Tiri Waan Dareensahay In Dhalinta Maanta Jirta Ee Xaafada Ay Dulmi Nagu Hayaan Ayna Jecleen In Xiriikeena Uusan Sii Fogaada,

Ma, Ogtahay Haruun In Jaceylkena Uu Si Balaranayo Waagi baryaba igu sii siyaada waxan dareema farxad,aan dhamaad laheyn ,kawaran hadii aan xaafadan ka guurno si aysan dadkan ama dhalainyaradan xaafada no kala fogeynin madaama aan nahay labo isku dhaxday iskuna guursatay jaceyl iyo kalsooni baaxad leh, 

Haaruun Ayaa Gacalisadisa Ugubka Ah Ku Raacay Hadalka Ay Usoo Jeedisay Ee Ah Inay Ka Guuraan Xaafada Isagoo Qaatay Go,aan Lamid Ah Tan Gacalisadiisa Waxan Labdoda Ay Yihiin Kuwa Dhax Dabaalanaya Bartamaha Badweynta Jaceylka Balse Mowjada Ay Ku Kacsanyihiin Madama Dhalinta Xaafada Ay Dhibaata Kala Geyn Ah Ku Wadaan,













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog