Dalka shiinaha oo ah kuwa dunida ugu badan dad ahaan ayaa aalaaba lagu arkaa arimo la yaab iyo mucjiso leh, taasoo dadka wadankaas ku nool ay ku tartamaan, waxaana haatan soo baxaya tartan aan caadi aheyn isla markaana indha caalamka si la yaab leh usoo jiitay, tartankaan ayaana ah in laba nin oo ka mid ah dadka shiinaha ugu caansan ee ka shaqeeya arimaha shinida iyo malabka ayaa go’aansadeen in ay tartan ku galaan shini nool oo dhar laga dhiganayo, arinkan ayaana ah mid saxaafada shiinaha ay aad uga hadleen.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com




