Labo Qodob oo Muhiim u ah Xariirka Jaceylka

Friday, March 8, 20130 comments


Inkastoo aysan sahal ahyn inaad ka been sheegto haasaawaha Jaceylka hadana waxaan jeclahay inaan kugu biiriyo 2 qodob oo kaa saacidaya inaad Xariirkaaga kaga guul gaarto.

-) NAXARIIS JOOGTA AH : Waxaa labada lamaane lama huraan u ah ineey naxariis isa dareen siiyaan kuwaasoo is dhimrintoodu caawimaad u noqon doonto in uu Xariirkaagi Nagaado.

-) KALSOONI : labada lamaane waxaa u muhiim ah ineey kalsooni labada dhinacba ka kala helaan si xariirkoodu u nagaado , Kalsooni ma noqoto tan afka la iska dhaho waan kugu kalsoonahay.

Kalsoonida waa mida qalbiga ku timaad waxaadna ogaan kartaa in Lamaankaagu kugu kalsoonyahay marka aad gaarsiisantahay heer uu iska hilmaamo Shaki uu naftaada ka qaado.

Naf walbo waxa ay ogtahay waxa u roon iyo dhibka waxa u keeni kara , waxaana wanaagsan inaad mar walbo ku dadaasho qancinta lamaankaaga iskana ilaaliso wax walboo isku dhac keena.










_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog