Gobol ka mid ah dalka shiinaha ayaa lagu soo bandhigay mahrajaan loogu talo galay in farshaxanka iyo farsamooyinka lagu tusiyo dalxiisayaasha caalamiga ah Mahrajaankaan ayaa lagu hal abuuray magaalo dhan oo caalami ah taasoo dhamaan indhaha dadweynaha reera China iyo dalxiisayaashaba soo jiidatay.
Balse arinka la yaabka leh ayaa noqday kadib markii magaaladaan guriyaheeda laga dhisay baraf isla markaana farshaxankeedu uu ka kooban yahay jawi qabow ah.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MAGAALADAAN LA YAABKA LEH
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com