Maku riyootay adiga oo sameenaya galmo aqriso sababta

Monday, March 25, 20130 comments

Daraasadaan oo ay sameesay jaamacada Universitay of Montreal  ayaa sheegtay in riyada ay tahay qeeb kamid ah hurdada ama ubixii hurdada, riyada ayaa kala duwan oo kal jaad ah, riyo waxaa jirto aad ku riyooto adiga oo noqday qof taajir ah ama  barwaaqo helay, waxaa jirto oo kale riyo adiga oo ku haleeshay musiibo xun sidoo kale waxaa jirta riyo ah in aad ku riyooto adiga oo sameenaya galma, riyada galmada ayaa ah inta badan mid ku dhacda dadka aan wali guursan iyo lamaana yaasha kala maqan, riyada galmada ayaa ah qofka in uu ku riyooda wax yaaba kala duwan oo kala ah:

Adiga oo ku riyootay saaxiibkaa/saaxiitaa: gabadha oo ku riyoota iyada la galmooneesa saaxiibkeeda ayee daraasada sheegtay in gabadhaas ay gaartay dareenka meesha ugu sareesay ayna ubaahantahay guur waana astaamaha lagu garto qofka guur doonka ah, sidoo kale hadii uu wiilka ku riyooda saaxiibtiisa isaga la sameenaya galmo in uu ku raagay doobnimada una baahanyahay guur.








Arrimaha bulashada Kala soco 
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog