Baaritaan
la sameeyay ayaa lagu sheegay in raggu ay si aad ah u fiiriyaan haweenka gaar
ahaan iyagaga oo hal meel ka beegsada , warbixinta ayaa lagu xusay sababta ay
aad ugu fiiriyaan halkaas xubin .
Ragga
dhamaantood ayaa aad uga hela naasaha haweenka oo marka kaliya oo ay eegayaan
isha kusii naba , xubinta dumarka ayaa lagu xusay warbixinta in ay raggu sida
magnetka oo kale ay usoo jiidato kuna abuurta dareen .
Warbixinta
ayaa sii raacisay in nimanku ay dareen xad dhaaf ah kaqaadaan xubintaas , iyaga
oo isbela xaaladdii ay kusugnaayeen waqtigaasi ; heerkooduna uu noqonayo mid
kafekera ciyaarta sariirta .
Haweenka
ayaa iyana lasheegay in ay tahay halka ay kagaaraan gariirka galmada ; iyaga oo
xishood kamuujiya kolku ninku aad u fiiriyo naasaheeda iyada oo durbadiiba
habkii ay usocotay ama u istaagnayd bedesha .
Sidookale
warbixinta shaacisay in haweenku aysan baneeynin xubintan aadka muhiimka u ah
iyadoo beryahan danbe ay soo badaneyso in ay daboolka kaqaadaan tani waxa ay
sababi kartaa in uu iloobo ninku shaqadiisa uu gacanta ku hayay sida asiga oo
xafiiskiisa fadhiyo oo uu arko haweeney shidan .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com