Fanaanka da’da yar ee Maxamed Deco oo Soo Qaaday Hees Cusub oo Miisaan leh+VEDIO
Fanaanka da’da yar ee Maxamed Deco ayaa soo qaaday hees degan oo muuqaal qurxoon loo sameeyay,erayada iyo laxanka waxaa sameeyay Cadaawe, halka Musiga uu u tumay Mustafa Karaama.
Marka yaan hadal kugu daalin ee halkaan hoose ka daawo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com