Ka
dib shir jaraa’id oo ay maanta magaaladda Muqdisho ku qabteen odayaasha
dhaqanka iyo midnimada beelaha
Hawiye ayaa waxa ay kaga hadleen
dhalinyaro ay sheegeen in ay u xiriranyihiin maamulka la magac baxay
Soomaaliland.
Guddoomiyaha
Odayaasha Maxamed Xasan Xaad oo saxdaafadda la hadlay ayaa ka codsaday maamulka
Soomaaliland in si shuruud la’aan ah ay dib xuryadooda u siiso dhalinyaradaasi
oo muddo ka badan 10 sano u xiran maamulkaasi.
Xaad ayaa sidoo kale ugu mahadceliyay maamulka
Soomaaliland sida ay uga qeyb qaateen gar gaarkii loo fidiyay shacabka
Soomaaliyeed abaartii ku dhuftay koofurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com