Wax adag ma aha in aad ninkaada ka yeelato mid ku jecel oo daacad ku ah isla
markaana ishiisa aysan qabaneyn gabar aan adiga aheyn kaliya waxaad ogaataa in
ninka uu doonayo in lamaantiisa ay dareensiiso arimahaas .
U
ixtiraam sida aad dooneyso in uu kuu ixtiraamo.
U
sheeg mar waliba waxa aad adiga ugu dooratay in uu u noqdo gacaliyahaaga , una
muuji illaa iyo heerka farxadaada tahay oo ku aadan in uu kuula joogo.
Qadari
dhamaan howlaha uu qabanayo xittaa haddii ay yihiin wax yar , u mahad celi si
mar waliba uu kugu sameeyo.
Dhageyso
oo mar waliba u dhaga nugloow hadalkiisa, hana ku jarin hadalka mar waliba ,
sug inta hadalka uu ka dhameysto ka dib wax ka dheh .
Eedaada
ha yaraato xitaa hadii uu qaldamo hana ka tagin saamaxaadda ee fursad kale sii.
Mar
waliba ku dadaal in aad u sameeyso cunooyinka uu aadka u jecel yahay .
Ka
yeel mid dareemaya mas`uulka uu ka yahay guriga iyo adiga , dareensii in uu
yahay hogaanka guriga , daryeel mar waliba.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
