Dunidaan aybu ku noonahay waxaad arkaysaa waxyaabo kaa yaabiya ama aad la cajabto. Waxaa jirta maalin loo aqaanosaday maalinta shumiska aduunka taasoo sanad waliba la xuso caalamka gaar ahaan wadamada reer galbeed.
Gabar suxufiyad oo lagu magacaabo Poppy Jamie ayaa maalintii shumiska aduunka kusoo wareegtay wadooyinka magaalada London is ay u hesho shumis aad u badan iyadoo raga badan ka codsatay inay shumiyaan kuwa badana ay ka diideen qaarna ka ogaalaadeen.
Qaabka loogu dabaal dego ayaa ah in qof waliba maalintaas isku dayo inuu shumis fara badan sameeyo xitaa haduusan lahayn lamaane ama saaxiib waxay wareegaan wadooyinka si ay u helaan qof ay shumiyaan, qof kasta oo kasoo hor baxa oo xoogaa nuuraya waxay ka codsadaan inuu shumiyo.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com