Saqiir Hogaamiye kooxeed ah oo dadka dilaya waliba sheegay inuu Shar la gaaban yahay & Saqiirkaan ..(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Sunday, March 17, 20130 comments


Saqiir lagu wado qaar ka mid ah Gawaarida Dunida ugu qaalisan ayaa sheegay in lagu magacaabo Kun Dile,Kuna dhaawace wuxuuna Saqiirkaan hogaamiye kooxood u yahay kooxo hubeeysan oo ku shaqeeya amarkiisa kaas oo sheegay in uu Shar la gaaban yahay
  
Qaarada Africa waxaa ku nool Caruur aad u yar yar oo Hanti leh waliba Dagaalada wax ku noqday kuwaas oo la sheegay in ay hogaamiyaan rag ka waa weeyn oo muuqaal ahaan dhali kara.

Filim laga sameeyay dhibaatooyinka ka taagan qaar ka mid ah dalalka Qaarada Africa oo lagu arkay Caruur hubeeysan ayaa waxaa loo Tarjumay Af Soomaali ahaan wuxuuna Filimkaan cusub xambaarsan yahay Qisooyin si dhab ah u dhacay kana dhacay Qaarada Africa.

Saqiirkaan Hogaamiye kooxeedka ah oo si weeyn u labisan wuxuu degan yahay guri weeyn oo muuqaal ahaan u eg kan ay degaan dadka Taajiriinta ah waxaana Bistoolado iyo Gawaari ka daba wada rag hubeeysan oo sugaya Aminiga Wiilkaan yar oo lagu sheegay mid coon ah oo hadane Ciro leh.

















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog