SAWIRO : Qiimaha Hooyadaa weli Ma Ogaatay Akhriso.

Tuesday, March 19, 20130 comments


Qiimaha Hooyo walbo ay leedahay ma’ahan mid Qormo iyo Afka oo kaliyah lagu soo koobi karo waxaan Eebe uga baryayaa in Hooyooyinkeenu Darajeey naga mudanyihiine Alle xafido.

Hadaba Culumada ku taqasustay Cimi nafsiga ayaa daraasad ay sameeyeen ku shaaciyey waqtiyada ay Hooyadu shaqeyso iyo shaqadaaas oo aan jirin cid kaloo qaban karto .
  
Sida Sawirkaan Hoose ka muuqato waxaa la xisaabay waqtiyada ay Hooyadu Awlaadeeda ka shaqeyso , Asbuucii Shaqoyinka ay u qabato Cunugiiba waa 28 Saacadood , sida loo kala qaadayna Hoos ka eego.






















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog