Shabakaad
Newbanaadir aaya ku siineysa talooyin muhiim ah marka la joogo smaeynta kulanka
naxariista leh ee labada lamaane ee gaabryaheey talooyinkaan samee si aad u
hesho kulan degan oo dhameystiran.
1-
Waxad Ka Yeeshaa Mid Ku Arkaya : ha u maleyn in daminta nalka inta lagu jiro
ciyaarta in ay ninka ugu filan tahay in uu raaxo helo , ogoow hadii uusan ku
arkeyn raaxadadaas waa dameysaa .
Dhanka
aragga ninka aad ayay muhiim ugu tahay hadaba gabaryaheey waxaad xoogga saartaa
in uu ku arko , haka wel welin muuqaalka jirkaada .
Haddii
aad tahay haweeney xishood badan ka hor inta aadan nalka damin sii shid shumac
oo weydii in uu doonayo in shumaca dhankaada xajiso si uu ku arko dhab ahaantii
haa mooye wax kale kuma jawaabayo , hadaba hadaadan aheyn noocaas maxaa diidaya
in aad dharka ku hor siibatid si degan dhab ahaantii waxaad arkeysaa isaga oo
kuu faruuryo qaniinsanaya .
2-
Noqo Qof La Maqlayo : kaliya luqada jirka kuma filna qancinta ninka ee codkaada
ugu muuji raaxada , u muuji in aad dooneyso , weydii dareenkiisa oo hadaad
macaanka daremeysid cod ahaan ugu muuji balse yeesan kaa noqon mid gacan ku
rimis ah taasi kalsoonidiisa ayaad ku weyneysaa .
Marka
ciyaarta dhaamato weydii sida raaxada uu u dareemayay iyo sida aad adiga aheyd
xitaa kulankaas hadii uusan si wacan kuu qancin hadana dhiira gilin ayuu ka
qaadayaa oo kulanka kale waad ilmeyneysaa .
3-
Baashaali Oo Xayaasiyada Ku Kici : ha iloobin in aad adiga baashaaliso ninka ,
meelaha uu ka jilicsan yahay ka daliig tani macaan ayuu ka qaadayaa mid laba
jibaaran ayuu ku dhadhansiinaaya adna , xitaa fikir oo qaab uusan waligaa kuu
baashaalin u baashaali .
4-
Mararka Qaar Hogaanka Qabo: haka sugin isaga kaliya in hab cusub oo ciyaarta
keeno oo isku day in habab cusub keento oo raaxada ah oo hogaanka adiga qabo in
aad isaga hoos mariso ka dib indho sarcaad ku rid , marka qolka jiifka soo
gashaan ka siib dharka adiga .
5 –
U Noqo Haweeney Cusub : marba hab ugu muuqo oo ha dareemo in uusaa hal xaas
kaliya qabin , dharka jiifka marba nooc gaar ah u xero , timaha marba hab ka
dhig , muqalkaada kala bad badal .
Fikirkaada
Waa Muhiim Ee Ku Aadan Mowduucaan .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
