Inta Badan waxa Dhibaato Joogta Ah loo Geysta Dad Ka Doonaya Inay Naftooda Ku Bineeyan tahriib Aad u Dheer Iyoyadoona Arin Mucjiso Iyo Argagax leh Dhawan ka Dhacday Saharaha Wadanka Libiya Oo Ah halka Ugu Qatarta Badan.
Dhawaan waxa Dhacdo Oohin Kugu Reebaysa Had daawato Ay ka Dhacday bad Midhiterniyanka Iyo sahara Markii Kooxo Dad Qalato Ah Ay Gabdho Soomalaiyed U Sheegeen Inay geynayaan wadnka Libiya Lakiin Ay kula Dhaqmeen Arin Argagax leh.
Waxana Kooxdani Ku qasbeen gabdhahani oop Ah Soomalai Iyo Itoobiyaan Inay Kaliyaha Iyo Xubnaha Muhim ka Ah Kala Baxayan iyagana Meydkooda saxaraaha Ku tuurayaan Midaasi Oo Muqaalo laga Duuby Muujinayso Argagx Iyo masiibo Dunida Ah.
Boqolal Soomliya Ayaa Noloshood Ku miineeya Badasai iyagoona Garayn Qatarta Uga Imanaysa laiin Waxa Uu muqala kani yahay Mid wax badan Aad ku Qadanayso hadii aad Doonaysey inad halkaasi naftada Ku miinayso
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com