Aduunyan aan ku nool nahay eed kama
dhamatee alow amuuraha noo sahal.
Hadaba meel gaban ka baro habka ugu
wanagasan ee lamaan tada aad isku amin laheed adiga iyo ayada iskuna day in aad
qalbigeda safi ka dhigto mar waliba.
Markii aan helay gabadho badan oo
Somaliyeed oo guurdoon ah ayaa ishegay in
ay mid waliba ku an dacooneysa in uusan jirin wiil la amino ay inta badan been shegaan wiilasha, sidee
looga hora tagi karaa cawaaqibaadkas
batay.
Imisa daacad ah baa jirta oo
guur daacad u ah , runtii lama soo koobi
karo ee dadka is jeclaadayow is amina
alaah dartiisne isku amina waa aduun ileen
aayo malahee.
1: Qofka aad is barateen isku day in aad meel gaban iska fahantan adiga oo ay dacad ka tahay nin naag radis
ahne ad tahay.
2: Marliba ay xanaqdo haka tagin ee sabar waad ku nasan doontaaye.
3: Hadalkaga ilaali mar waliba kana
ilaali beenta idiima roonee.
4: Hadyo sii haku xasuusatee mar
waliba aad aragtide ayada oo faraxsan.
5 : Adiga muuji dhoola cadeyn badan
sida ay kugu daba dayato.
6: Waxii xun ka waani waa aduun ileen
aayo buuxdo malahee.
7: Iskuday in aad fahanto xiliyada
dumarka ay leeyihiin waa xanaqane.
8:ku dheh macaanto,xubi iyo erayo
laabteeda dhiri galiya sida ay u ogaato in aad jeceshay ileen waa dumaree.
9: Hanoqon mid aan u naxin
lamaantiisa hadey ku aragto waa basee.
10:
Ogow xaladeeda mar waliba sida ay u ogaato in ad tahay nin ka fakaraya.
Dhamaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaad
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
