waxey idin leedahay Nolosha Raaxadeeda hadaad rabtid Guurso gabar Raaliyo ah.
Su'aasha meesha imaneysa ayaa waxey tahay hadaba Sidee kuheli kartaa gabar Raaliyo ah?
Samee astaamahan intaadan guursan ka hor.
1.iska hubi in ay tahay qof diin & iimaan leh:
b. tukata salaada
t. waalidkeen u siciida
j. aan been sheegin
x. quraanka akhrisata
kh. dadku ka amaan helo
d. aqoon maadi leh
Hadii ay ku anfacday oo aad guusatid :
2-samee tilmaamahan:
b.uroonoow si ay kuugu roonaato
t.been ha u sheegin si aysan kuugu sheegin/runtu waa dawo
j.ha khiyaanin si aysan kuu khiyaanin
x.xiriiri waalidkeed si ay waalidkaa u xiriirso
kh.u toosi salaada si ay kuugu toosiso
d. ka waani xumaanta xanta beenta wax sheega
r. u samir hadii dhib idin soo kala dhexgalo si aay kuugu samidho
s. usheekee xiligaad wada joogtaan si aan niyadeedu kuu iloobin
sh.samaysta xili aad wada tukataan ama ad quraanka wada akhrisataan
waxaan hubaa hadii aad tilaabooyin kaan qaadid guurka ka hor & kadib in gurigiinu noqonayo mid bulshada wax dheef u yeesha idinkana ILLAAHAY idiin barakaynayo.
By: Abdirashiid Osmail
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com