Daawo Video Riwaayad Qosol Miiran ah Adaa Qosol La Ooyn Doonee. . .
Riwaayadaha oo inta badan ka hadla wacyiga jira ayaa markani waxaa ay la magac baxday Qiso iyo Qosol taasoo uu soo qaban qaabiyey Abwaanka Caanka ah ee Sangub.
Riwaayadani waxaa wada jilaya fanaaniinta Soomaaliyeed kuwooda Waaweeyn ee Qaarada Ameerika waxa aadna ka dareemi doontaa murtida ku jirta iyadoona inta badan xooga lagu saarayo Waalidiinta iyo Jaceylka Awlaadooda ku dhaca.
Waxaaba Atoore ka ah , Ahmed Cali cigaal sidoo kalana Fanaanada qaalig ah Hibo Nuura ay katahay qofta ay qisadani ku socoto ( Atariisho ) waxaana inta badan soo dhex galaya Qosolo goos goos ah .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com