Staylka Fanaanada Nicki Minaj oo noqday mid Fanaaniin badan muran ka keenaan

Thursday, March 7, 20130 comments


Fanaanda caanka ah ee Nicki Minaj ayaa noqtay fanaanada dad badan staylkeeda siyaaba kala duwan uga hadlaan kadib markii daraasaad lugu sameeyay habka ay Fanaanada u libisto xiliyad ay qabanayso Bandhigyada .
  
TV ABC oo qabtay Barnaamij badanaa looga faaloodo Fanaaniinta caanka ah ayaa soo bandhigay Warbixin laga diyariyay Fanaanada oo la xariirtay hab dhaqanka Fanaanada iyo staylkeeda .
  
Qaar ka mid ah Fanaaniinta Dalka Maraykanka ayaa ku tilmaamay Stylka Fanaanada mid waali ah waxa ayna shegeen in ay si xad dhaaf ah libiskeeda uu yahay kaa oo ka duwan sida Fanaaniinta kale u libistaan .

Waxa ay bedeshaa kalarkeeda waxa ay iska dhigtaa qof waalan oo kale marka ay Bandhigayada qabanayso runtii qaab dhismeed ahaan ma xuma oo waa Fanaanad dhisan hab jirkeeda laakiin dhibaatada waa sataylak ayuu yiri Lil wayne.











_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog