Soo saare Farah Khan oo u dooratay
iney hogaamiyaan filinkaan 'Happy New Year' xiddigaha King Khan iyo Abhishek
Bachchan, aya warar soo baxay waxa ay sheegayaan in laga yaabo iney kusoo
biiriso jilaa koofurta kasoo jeeda oo lagu magacaabo ' Prithviraj.
Warar kale ayaa sheegaya in Aishwarya
Rai ay noqoneyso atariishada filinkaan, iyadoo la tilmaamay in hada ay
aqrineyso biyasha filimkaan, waxey farxad iyo guul u tahay hadii Aishwarya
aqbasho filinkaan Farah Khan.
Shah Rukh Khan iyo Aishwarya waxaa
iskugu dambeysay filinkii 'Devdas', waxaana hada la sheegaa in xaalkoodu soo
hagaagay labada jilaa oo mar kale la saadaalinayo iney wada shaqeeyaan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com