Tamer Hosny iyo xaaskiisa Basma oo isku heysa maga loo bixinayo gabadhooda aan weli dhalan.

Saturday, March 2, 20130 comments


Warar kasoo baxaya labada lamaane ee Tamer Hosny iyo Basma ayaa shegaya, iney isku heystaa magaca loo bixinayo canugtooda ay sugayaan ee jidka kusoo jirta.

Tamer ayaa sheegay inuu niyeysanyahay in gabadhiisa loo bixiyo magac kamida magacyadi hore, isagoo tusaale ahaan usoo qaatay Fariida, Xabiiba. dhinaca kale dad ku dhow Basma ayaa cadeeyay ineysan ku qanacsaneyn labadaas magac

Basma ayaa iyaduna baadi goob ugu jirta magicii ay u bixi leheed curadeeda la sugayo iney dhalato bisha May, iyadoona xaajigeeda ku qanci doonta in labadaan magac wax aan eheyn loo bixiyo.








_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog